Aprovecha el Festival de Importados hasta 10% dto  Ver más

Enviar a
Provincia de Madrid
0
  • argentina
  • chile
  • colombia
  • españa
  • méxico
  • perú
  • estados unidos
  • internacional

Selecciona tu país

América

Europa

Resto del mundo

portada Taariikhda Qorista iyo Horumarinta af Soomaaliga de Fardowsa Muuse Cismaan Cabdullaahi Yuusuf Ibraahim(Xarunta Dhaxalreeb Publications)
Formato
Libro Físico
Idioma
Español
Encuadernación
Tapa Blanda
ISBN13
9781912411962
N° edición
0002

Taariikhda Qorista iyo Horumarinta af Soomaaliga de Fardowsa Muuse Cismaan Cabdullaahi Yuusuf Ibraahim(Xarunta Dhaxalreeb Publications)

Yuusuf Ibraahim Cabdullaahi,Muuse Cismaan Fardowsa (Autor) · Xarunta Dhaxalreeb Publications · Tapa Blanda

Taariikhda Qorista iyo Horumarinta af Soomaaliga de Fardowsa Muuse Cismaan Cabdullaahi Yuusuf Ibraahim(Xarunta Dhaxalreeb Publications) - Yuusuf Ibraahim Cabdullaahi,Muuse Cismaan Fardowsa

Libro Nuevo Origen: España
Envío: 6 a 7 días háb.
16,15 €15,34 €
-5%
Libro Nuevo

Quedan 50 unidades

15,34 €
Llega entre el 17 Nov y el 20 Nov a Provincia de Madrid. Seleccionar ubicación

Reseña del libro "Taariikhda Qorista iyo Horumarinta af Soomaaliga de Fardowsa Muuse Cismaan Cabdullaahi Yuusuf Ibraahim(Xarunta Dhaxalreeb Publications)"

ee ay diyaariso Xarunta Horumarinta Hoggaaminta Dhaxalreeb. Soo saaridda buuggan Taariikhda Qorista iyo Horumarinta af Soomaaliga waxa ay qayb ka tahay hindisaha Xarunta Dhaxalreeb ee fursad loogu abuurayo aqoonyahannada jiilka cusub in ay xog iyo xikmad kala haraan dadkii waayo hore u soo joogay.Buugga waxa lagu soo uruuriyay aragtiyada iyo waaya-aragnimada xeeldheerayaal afka iyo suugaanta Soomaaliyeed u dhuundaloola. Waxa uu akhristaha u suurtagelinayaa in uu si qumman uga bogto labeenta aqoonyahannada mowduucan.Buugga waxa uu u habaysan yahay cutubyo mid waliba si qotodheer loogu soo qaadayo mowduuc gaar ah oo la xariira farta iyo afka Soomaaliyeed: taariikhda qorista, qorista farta iyo waxbarashada, cilmibaarista afka, iyo suugaanta. Su'aalaha buugga uu ka jawaabayo waxaa ka mid ah: Maxaa farta Laatiin-ka looga doorbiday Carabiga iyo Cusmaaniyada? Yaa curiyay farta rasmiga ah ee Soomaalidu maanta adeegsato? Saamayn intee le'eg ayay qorista farta ku yeelatay waxbarashada? Waamaxay xiriirka ka dhexeeya afka iyo suugaanta? af Soomaaliga iyo waxbarashada dalka xaggee ayay maanta kala joogaan? Waxaa buugga uu ifinayaa lagamamaarmaannimmada in la iskuxiro wixii shalay qabsoomay ama xumaaday, maanta xaaladda aan ku jirno, iyo tallaabooyinka loo baahanyahay in la qaado si wax loo toosiyo.Buuggan waxaa loogu talagalay cid kasta oo danaynaysa in ay hesho xogta aasaasiga ah ee afka Soomaaliga qoristiisa iyo guulihii laga gaaray. Wuxuu si gaar ah baraarujin u yahay da'da cusub ee aqoonyahannada ah. Waxaa si fiican uga faa'daysan kara cilmibaarayaasha oo ay ku jiraan ardada jaamacadaha ee qorsheeynaya in ay ku biiraan cilmibaarayaasha afka iyo suugaanta.

Opiniones del libro

Preguntas frecuentes sobre el libro

Todos los libros de nuestro catálogo son Originales.
El libro está escrito en Español.
La encuadernación de esta edición es Tapa Blanda.

Preguntas y respuestas sobre el libro

¿Tienes una pregunta sobre el libro? Inicia sesión para poder agregar tu propia pregunta.

Opiniones sobre Buscalibre

Ver más opiniones de clientes